Posts

Warbaahinta iyo Soomaalida

Warbaahinta iyo Soomaalida ! Saxaafadu waa mihnad ama xirfad aad u baaxad weyn , mana jirto hal qaacido oo lagu so koobi karo saxaafada hase ahaa hadii aaan sharaxaad yar ka bixiyo ,Saxaafadu waa xirafadda ururinta , hubinta ,  iyo gaarsiinta bulshada warar sugan oo markaas dhacay. Wariyuhu waa xirfadllaha dhaqan galiya xirfada wariynimada, Waxa uu wariyuhu u baahanyahay astaamo iyo awoodo u gaar ah  kuwaas ay ugu muhiimsan yihiin Masuuliyad, Aqoon guud & mid gaar ah oo cilmiga saxaafada ah , Hal abuur , Dulqaad iyo Dhiirranaan. Waxaa jirta in badi saxafiyiinta Soomaaliyeed in yar oo fara ku tiris ah mooye aysan laheyn Aqoonta saxaafada , Tababaro , Iyo hal abuur midna, Waana tan keentay in wariyaha loo adeegsado in uu baahiye warar been abuur ah ( Fake news ) kuwaas oo lagu marin habaabiyo ra'yul caamka waana arin khatarteeda leh maadama warbaahintu ay tahay meesha bulshada laga hago lagana wacyi galiyo. F.G anigu maahi saxafi balse waan bartay in igu filan saxaafada wax